Talk with our team

+252 61 7461212

Waxa sharaf noo ahayd inaan maalintii shalay ahayd seminar muhiim ah ku qabanno Capital University. Waxaan fursad u helnay inaan ardayda kala hadalno The importance of seeking counselling support: reducing stigma around mental health services.
​In la daryeelo caafimaadka maskaxda macnaheedu maaha daciifnimo, balse waa geesinimo iyo talaabo loo qaaday dhanka nolol ka tayo badan.
NAFCARE counselling services waxaa naga go’an inaan bulshadeenna u noqonno buundo, si qof kasta uu u helo jawi nabdoon oo uu kaga hadlo dareenkiisa.
​Mahadsanidiin dhammaan ardaydii iyo maamulkii Capital University ee noo suurtogeliyay kulankan qiimaha leh! 🤝
​NafCare — Degganaansho iyo nolol tayo leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *