Caafimaadka Maskaxdu Waa Geesinimo: Wacyigelin iyo La-dagaallanka Takoorka Adeegyada La-talinta
Waxa sharaf noo ahayd inaan maalintii shalay ahayd seminar muhiim ah ku qabanno Capital University. Waxaan fursad u helnay inaan ardayda kala hadalno The importance of seeking counselling support: reducing stigma around mental health services. In la daryeelo caafimaadka maskaxda