Caafimaadka Maskaxdu Waa Geesinimo: Wacyigelin iyo La-dagaallanka Takoorka Adeegyada La-talinta

Waxa sharaf noo ahayd inaan maalintii shalay ahayd seminar muhiim ah ku qabanno Capital University. Waxaan fursad u helnay inaan ardayda kala hadalno The importance of seeking counselling support: reducing stigma around mental health services. In la daryeelo caafimaadka maskaxda macnaheedu maaha daciifnimo, balse waa geesinimo iyo talaabo loo qaaday dhanka nolol ka tayo badan. […]
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!